Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Ciidamada Maxkamadaha oo Jowhar Qabsadey
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:234
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:105
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:93
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:416
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
May 06 2008
Ciidamada Maxkamadaha oo Jowhar Qabsadey
Written by Ali Moallim   
Tuesday, 06 May 2008

Jowhar,(insidesomalia.org)-Ciidanada Maxkamadaha Islaamiga ayaa galabta gudaha usoo galay Magaalada Jowhar, iyagoo ku hubeysan Gaadiidka Dagaalka.

Ciidamadan Maxkamadaha islaamiga ayaa galabta casir gaabadkii waxay mar kale gudaha u galeen Magaalada Jowhar oo aheyd mudooyinkan danbe mid aan wax Maamul ah ka jirin.

Gelitaanka Xoogaga Maxkamadaha ayaa imaanaya saacado kadib markii ay Magaalada ka baxeen Ciidamo Itoobiyaan ah oo muddo labo Maalmood joogay Magaalada Jowhar.

Dadka Magaalada Jowhar ayaa mar kaliya ka war helay, Gaadiidka dagaalka iyo Ciidamada Maxkamadaha ee lagu yaqiinay in ay madax ku duubtaan Camaamado Gaduudan, waxaana ay Magaalada kasoo galeen dhowr jiho.

Magaalada Jowhar oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ay amaan dari ka jirtay ayay dadku sheegayaan in Maxkamadaha ay u yeerteen Odayaasha Magaalada si ay u sugaan amaanka.

Waxaa xilliyada habeenkii Magaalada ku soo badanayay dhaca dadka loo geysanayo, waxaase ay calaamad su'aal ka taagan tahay inta ay sii sugi karaan amaanka Magaalada Jowhar xoogaga Maxkamadaha Islaamiga ah.

Lama oga inta ay sii joogayaan Maxkamadaha Islaamiga, oo muddo ka badan 5 jeer Magaalada soo galay, isla markaana dagaal kula galay Magaalada Ciidamada Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe dabadeedna isaga baxay







Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >